Magaalada Boorama oo ka mid noqotey meelaha laga xusey xuquuqal insaanka oo ku beegan manta. Boorama ayaa ciidanka Siilaanyo ku xasuqeen dhalinyar kuwaas oo noqdey nin dameeri dishey ilaa haddana aan cid loo xirin loona soo qaban laguna talojirin in la raadiyo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM