X

Boorama oo ku biirtey goobaha laga masaafuriyay dad Itoobiyaana oo la sheegay in ay xanuuno qabaan

Magaalada Boorama ayaa laga masaafuriyay dad Itoobiyaana oo u badan Oromo oo la sheegay in ay xanuuno qabaan iyo waliba dad iska cafimaad qaba. Taliye ka tirsan booliiska Boorama ayaa ka waramay sababta dadkan loo qabqabtey. Dadkan la masafuriyay ayaa inta badan qabta shaqooyinka reer Boorama iyo Somalida kalaba ka kibraan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.