X

Boorama oo la gubey khamrigii ugu badnaa oo inta badan ka soo gala si aan sharci ahayn+MUUQAAL

Boorama–Araabinews–Magaalada Boorama ayaa maanta lagu gubey khamrigii ugu badnaa kaas oo magaalada inta badan ku yimaada sifo qarsoon. Masuuliyiin ka tirsan booliiska ayaa goob fagaare ah ku gubey khamri tiradiisu aad u badan tahay iyo codsi ay u direen dadweynaha.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.