Boorama waa magaalo xadaarad weyn leh waana hooyadii fanka Somaliyeed inkastoo markii dambe Hrgeysa kala wareegtay dadkii fanka bilaabeyna u kala tageen Hargeysa iyo Jabuuti. Laba xaafadood oo ka mida ayaa lagu bedelay magacannku haboon. Fanaanka Farxaan oo marhore u waramay ARAABINEWS ayaa ku guuleystay arintan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS