X

Boorama oo laga dhisayo guriga madaxtooyada gobolka Awdal oo mustaqbal u noqoya gobolka

Magaalada Boorama ayaaa la dhagax dhigey dhismaha guriga madaxtooyada oo gobolku aad ugu baahnaa iyadoo ayna jirin xarun gobolku ku kulmo kagana tashado aayaha dadkiisa. Dhismaha gurigan ayaa dad badan ku tilmaameen mid maamulka Hargeysa ka caroon doona ayna keeni karto in uu lacag keeno lagu joojiyo. Dhinaca kale maayer ku xigeenka ayaa ku hanjabay in uu la wareegi doono guryaha faaruqa ah ee laga bixin ardiyada arintan oo laga yaabay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.