X

Boorama oo laga hirgeliyay wadadii labaad ee casriya iyo doog la dhigayo garoonka Biroole: ARAG

Gudoomiyaha gobolka Awdal Ramaax ayaa lagu amaaney wado casriya oo gaaraysa garoonka Biroole ee Boorama oo hadda loo bixiyay Xaaji Daahir. Wadadan ayaa ah tii labaad oo casriya oo ay magaaladu yeelato inkatoo qaabka loo dhisay aanu ahayn mid waaraya. Garoonka ayaa isna u diyaara in la dhigo rooga la beero.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.