X

Boorama oo lagu tiriyo magaalooyinka biyaha sida fudud loo helo oo laga qaylinayo biyo la,aan+MUUQAAL

Boorama–Haween biyo la,aani hayso ayaa u qaylotagey badhasaabka Siilaanyo ee magaalada Ramaax. Magaalada ayaa biyaheeda lagu tiriyaa kuwa ugu fiican gobolka oo dhan waxase nasiib daro in aan lagu tashan korodhka magaalada taas oo keentay in haweenku dhib ku qabaan biyo la,aan. Mase jirto cid ay u cawdaan. Haween afka soo xidhay ayaa ka qaybgalay banaanbaxa taas oo muujinaysa arimo kale.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.