X

Boorama oo martigelisay barnaamijka tijaabi kartidaada iyo heestii sidii dhuuxii Boorama oo laga qac siiyay maxay kale+MUUQAAL

Barnaamijka tijaabi kartidaada ayaa waxa martigelisay Boorama waxana ka soo qaybgalay dhalinyar iyo waxgarad ku soo bandhigaya kartidooda. Barnaamijkan ayaa la filayaa in uu noqdo mid aad u xiiso badan oo ay dhici karto in ay ka soo baxaan dad qarsoonaa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.