X

Boorama oo yeelatay maayer cusub iyo ku xigeen kadib codbixin toosa oo gacmaha la taagey+MUUQAAL

Boorama–Degmada hoose ee Boorama oo la liicliicaysay maamul xumo ayaa maanta dooratey maayer cusub iyo ku xigeen iyadoo hadkaasi ay ka dhacday codbixin toosa uu joogey badhasaabka Awdal oo isagu tiriyay dadka soo gudbiyay mooshinka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.