Qaar ka tirsanXisbiga C/raxmaan Ciro ee Wadani ayaa ka dhacday dhacdadii lagu khaarajin rabey Ramaax sheegayna in Boorama ku socoto Kalshaale 2. Kalshaale ayaa dagaal qaraar ku dhexmareen Khaatumo iyo Somaliland. Waxay kaloo qirteen in badhasaabka aan loo soo gurman oo ay dili gaareen taliska booliskuna u jiray inyar.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM