Magaalada Boosaaso e gobolla Bati ayaa laga bilaabey arin dadka magaalada ay so dhaweeyeen. Waxa magaalada ka dhscs dilal qorsgeysan iyo qaraxyo ay fuliyaan kooxaha gaalaynta ee Daacish iyo Shabaab. Ciidanka amniga ayaa saaka ku dhaqaaqay baaritaan dheeraada.
“Waxaan xaafadaha magaalada ka bilowney hawlo amni xaqiijna waxaana ogaanaynaa in dadka ku nool yihiin dad la yaqaan hadaan jaarku aqoona ay jiraan cidkale oo taqaana.
Cidii la garan waayo waxa dhacaysa in la sii weydiiyo su’aalo dheeraada si loo helo cid taqaana. Boosaaso ayaa waxa dhinaca kale isku dila qowmiyadaha kale ee soo degay mudooyinkii u dambeeyay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
i