X

Boqolaal ayaa inooga dhintey Tukaraq sii socod daaye dibaa laynoo soo celin: Axmed Muuse

Been yaan laydiin sheegin boqolaal ayaa inooga dhintey Tukaraq dhaawacuna ka sii badan sii socod daaye dibaa laynoo soo celin. Siyaasiga Axmed Muuse ( Axmed Gacan) ee golaha guurtida Somaliland ayaa qarxiyay tirada dhimashada.


Wuxuu kaloo sheegay in maamulka Somaliland meel cidla ah taagan yahay oo laga kala cararay. Wuxuu ka tiiraanyoodey guryihii SNM iska burburisay iyo dadkoodii ay qixiyeen 1988.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Jm7Gb3dQNAE[/embedyt]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.