X

Boqolaal shacaba ayaa isugu soo baxay caasimada dalkaasi Urdun ee Camaan kuna baaqay in la tirtiro argagixisada ISIL

Camaan-Araabinews–Boqolaal shacabka reer Urdun ayaa isugu soo baxay caasimada dalkaasi ee Camaan iyagoo ku baaqaya in la cirirbtiro argagixisada Daacish ama ISIL oo nolosha ku gubtey duuliye u dhashay dalkaasi. Aduunka oo dhan ayaa isku raacay gaalo iyo muslim in la cirirbtiro dhamaan argagixisooyinka caalamka magacey doonaan ha sheegtaana.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.