Hargeysa-Araabinews–Hadal uu jeediyay suldaanka Siilaanyo ee boqor buur madow ayaa ka cadhaysiiyay suldaano badan inkastoo kuwa reer Awdal ee daacada u ah gooni goosadku wali hadlin. Boqor Bad madow ayaa si kulul uga jawaabay hadalkii ahaa anaga beeshayada ayaa go,aansanay in Siilaanyo xukunka loo kordhiyo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS