Hargeysa–Boqor badmadow oo ka tirsan cuqaasha beesha dhexe ayaa ku dul socday boqorka Siilaanyo ee Buur madow kuna tilmaamay afduubaa madow musuq maaqa ku dheer. Boqor bad madow ayaa sheegay in uu buur madow u diri doono foolmadow si uu ushaqo tago.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM