X

Boqor badmadow oo qaniiney wasiir Siilaanyo adeer u yahay oo duulista haysta hadana leh anigaa xukuma maamulka: waad na..+MUUQAAL

Hargeysa–Boqor badmadow ayaa si xun u qaniiney wasiir Siilaanyo adeer u yahay oo haysta duulista haddana ku faana inuu haystaba madaxtooyada. Boqor badmadow ayaa leh waad na taqaan waanad ogtahay in aad SNM kala soo gashay qori AK ah. Dhinaca kale dhalinta saxaafada ayaa ka xanaaqay warar buga iyo sawiro beena oo loo soo tuuro marka ay rabaan in ay helaan war.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.