X

Boqor buurmadow oo amaanay Siyaad Barre: nin Wadani ayuu ahaa Somalinimo waan ogolnahay

Caaqilka Siilaanyo ayaa amaaney madaxweynihii u dambeeyay ee dalkan madaxweyne Maxamed Siyaad Barre wuxuuna ku tilmaamay in uu ahaa nin Wadani ah oo dalkana ka saaray qabyaalada hadase lagu noqdey nidaamka qabiilka oo lagu hoobtey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.