X

Boqor Buurmadow oo taageeray in salaadiintu ka qaybgasho wadahadalka iyo Somali col lama nihin

Boqaor Buurmadow ayaa ka xumaaday siyaasiyiinta leh madax dhaqameedku kama qaybgeli karaan siyaasada sheegasyna in uu taageersan yahay in salaadintu ka qaybgalaan wadahadaladii u dhexeeyay iyaga iyo Xasan Sheekh. Dhinaca kale wuxuu u sheegay beesha dhexe in aysan Somali colaysan hadii kale ay go’doon galayaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.