X

Boqorka Daarood oo deeq gaarsiiyay qoxootiga Yamanta ee ku nool magaalada Qardho

Boqor Burhaan boqorka Daarood ayaa deeq gaarsiiyay qoxootiga Yamanta ee ku nool magaalada Qardho ee gobolka Bari. Boqorka oo ay weheliyaan wakiil Yaman u jooga Somaliya ayaa u rajeeyay qoxootiga in ay si nabada ugu noqdaan dalkoodii.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.