X

Boqorka Gabooyaha oo ka yaabay cadaalad xumada Faysal Waraabe oo xisbigiisa ku sheega kan cadaalada

Boqorka Gabooyaha ayaa foolxumo ku tilmaamay dib u dhigida diiwaangelinta isagoo sheegay in Hargeysa biyaha maysaxada lagu waysaysto, wuxuu dhinaca kale ka yaabay cadaalad xumada Faysal Waraabe.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.