X

Sanadguuradii afraad ee Khaatumo State oo Ingiriiska lagu qabtey yaase ka qaybgalay

Xaflad laysku arkay ayaa sabtidii ka dhacday Ingiriiska taas oo loogu dabaaldegay sanad guuradii afraad ee Khaatumo State waxana goobta isugu yimi jaaliyadaha Somaliyeed ee Ingiriiska.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.