Amaan daro isa soo taraysa ayaa ka dilaacday Hargeysa halkaas oo koox afka soo duubatay sida argagixisada shabaab loona badinayo in argagixisada lafteedu bilowday in ay huteelada weerarto ayaa ku qaaday huteel Crown oo ku yaal Hargeysa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS