Qaar ka tirsan bulshada ku nool labada deegaan ee Fiqi Aadan iyo Daba dilaac ayaa ka mahadceliyay ceel biyood laga hirgeliyay deegaanka. Qurbajoog u dhalatay ayaa dib ugu noqotey kadibna uga faaiideeyay ceel deegaano ay ku yaryihiin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS