Burco iyo Boorama ayaa maalintii sadexaad qaad la’aani ka jirtaa kadib Oromo xasuuq xun u gaysatey dad Somali ah oo iyagu qaadkooda u soo dhoofin jirey Somaliland.
Hargeysa ayaa iyadna maalintii sadexaad qayilaysa oo cunaya qaadka Miiraaga ee laga beero dalkaasi.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS