X

Butlaan oo la war Ka soo saartey khasaare ka dhashay roobab mahiigaana

Maamulka horjooge Siciid Deni ee Butlaan ayaa war ka soo saaray roobab mahiigaana oo Ka da’ay gobolada hoostaga sida Nugaal, Bari, Sool iyo Sanaag. Roobabka oo dabaylo wata ayaa saacadihii u dambeeyay si xoogleh uga da’ay deegaanadaas



Afhayeen u hadlay horjooge Siciid Deni ayaa xaqiijay dhimashada hal qof oo Ku dhintey gobolka Bari iyo doonyo ay la tageen dabayluhu.

Wadooyinka qaar ayaa iyaguna burburey sida uu xaqiijay afhayeenka Siciid Deni



Deegaanada ay sidaxooga u saameeyeen dabaylaha iyo rppbkuba ayaa waxa Ku jirta Sool, tuulooyinka Dhanaane, Eyl kuwo kale.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.