Magaalada Buuhoodle ee gobolka Cayn ayaa markale uu hareeyay banaanbax balaadhan oo inta badan ku jeeda isla beesha oo caaqiladu u kala badinayaan shilimaadka ka imanaya dhinaca maamulka Somaliland. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS