Magaalada Buuhoodle ee gobolka Cayn ayaa si weyn looga xusey maalinta aasaaska maamul goboleedka Puntland. Masuuliyiin ka hadashay goobta ayaa sheegay in RABI soo hadeeyo kuwa ka xun jiritaanka Puntland. Xafladan ayaa ahayd mid si weyn loo soo abaabuley iyadoo magaaladu ahayd mid sharaxan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM