X

Buundo Muuse Biixi u balanqaaday reer Boorama oo welli hadalkeed socdo

Buundo Muuse Biixi u balanqaaday reer Boorama oo welli hadalkeed socdo. Buundadan oo wadada Camuud tagta u sahli doonta dadka iyo gaadidkaba ayaa Muuse Biixi sanadkii hore dhagax dhigey waxayna ka mid tahay meelaha uu isleeyahay ugu faan reer Boorama oo uu ka qadiyay maamulkiisa.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.