X

Buundo yar oo biyaha weecisa oo laga hirgeliyay xarunta dawlada hoose ee Boorama+MUUQAAL

Boorama–Buundo yar oo biyaha weecisa oo laga hirgeliyay xarunta dawlada hoose taas oo lagu sheegay in ay tahay mashaariicda waxqabad ee 2014. Dhalinta maamusha golaha deegaanka ayaa mashruucyada inta badan la daaha.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.