X

Buuq iyo sawaxan ka dhashay doorasho kursi barlamaan oo la buuxinaayay

Buuq iyo sawaxan ka dhashay doorasho kursi barlamaan oo la buuxinaayay oo ka dhacaysay Muqdisho. Kursigan ayaa waxa ka dhintey xildhibaan Saciid Xasan Geedi.



Waxa kursigan ku tartami lahaa labada musharax ee kala ah C/raxmaan Axmed Caynaan iyo Musharax Fataax Saciid Xasan balse waa lagu kala tegay.



Ergada qaar ee dooran lahayd ayaa banaanka uga baxdey hoolka doorashada. Madaxa dgudida doorashada ayaa sheegtay in kursigan ka soo jeeda gobolada Woqooyi dib loo dhigey.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.