Hargeysa–Buurmadow oo caaqil u ah Siilaanyo ayaa qarxiyay sir waligeedba la ogaa oo ah in beesha dhexe tirsanayso sadbursi ayna u hanwayntahay in ay xalaashato kursiga raiisal wasaaraha Somaliya. SNM ayaa sheegtay waqtiyo hore in ay u go,day maadaama ay kursi ka wayday dawlada Somaliya..hadda waxay joogtaa anagaa keenay midnimada.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS