X

Portuqaal oo garaacday gobolka Wales ee Ingiriiska una taagan ciyaarta kama dambeysta

Xulka qaranka ee Portuqaal ayaa u soo baxday ciyaarta kama dambeysta ee dhacaysa AXADA kadib markii ay sii hoysay goboka Ingiriiska ka tirsan ee Wales oo isagu muujiyay ciyaar wanaag.

Portugaal ayaa la soo baxdey firfircoonaan cusub waxana la rajaynayaa in ay ciyaarta kama dambeysta is arkaan Jarmalka oo la filayo in ay garaacaan Faransiiska oo ay ka fadhido.

Gobolka Ingiriiska ka tirsan ee Wales ayaa iyagu aad ugu farxay heerka ay soo gaareen uma muuqan niman wax ka lumayaan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.