X

C/raxmaan Ciro oo ka qayliyay axdi Muuse Biixi ka baxay

Gudoomiyaha xisbiga Wadani C/raxmaan Ciro ayaa ka qayliyay axdi uu Muuse Biixi ka baxay oo sheegaya in la magacaabo xubno cusub oo ka tirsan guddiga doorashooyinka. C/raxmaan Ciro ayaa hore heshiis ula galay Muuse Biixi wuxuuse ku fashilmy inuu ka hadlo saami qaybsiga.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.