Gudoomiyaha xisbiga Wadani C/raxmaan Ciro ayaa kabaha la dulmaray Muuse Biixi oo shalay miridho badan Hadley hadana ku fashilmey inuu keeno xal. Ciro aya sidoo kale sheegay in dib u habayn guud lagu samaynayo xisbiga.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=PU5Tts8WDFs[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS