X

C/raxmaan Ciro oo odhan kari waayay Somali oo dhan ayaa ii duceeyay

Gudoomiyaha xisbiga Wadani oo ka soo laabtey dalka dibediisa kadib muddo uu ku jirey takoorid cudurka Koroona awgeed ayaa odhan karin waayay ummada Somaliyeed ayaa ii soo wada duceysay, ducadoodiina waa la ii aqbay.


C/raxmaan Ciro ayaa sheegay in reer Somalilaan (ISAAQ) iyo dad badan oo Somaliyeedba soo duceeyeen ducadiina la aqbalay. Wuxuu dhinaca kale ka xumaadey gobolka Togdheer iyo Hawd oo Muuse Biixi ka reebay ciyaaraha maamulka.


Ciyaartii u dambeysay ee maanta ayaa waxa ku guulaystay magaalada Oodweyne oo ciyaarta laga soo aruuriyay isla magaalada Hargeysa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.