X

C/raxmaan Ciro oo reer Awdal ku wacad furey

Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee maamulka Somalilaan C/raxmaan Ciro oo cod farabadan ka helay Awdal ayaa ku wacad furey.


C/raxmaan Ciro oo taageereyaasheeda Hargeysa Kula hadlaayay ayaa sheegay in muranka la joojyo oo aad Ka baxdaan doorasho way dhacaysaa iyo na dhacayso oo uu ula jeedo reer Awdal oo raba saamiqaybsi saxa oo ay doorashada ku galaan.

Hoos Ka daawo


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.