C/raxmaan Ciro oo waxba kama jiraan ku tilmaamay heshiiska Muuse iyo Faysal
Gudoomiyaha Wadani oo maanta,Hargeysa ku soo laabtey ayaa waxba kama jiraan ku tilmaaney hrshiiska Muuse Biixi iyo Faysal Waraabe. Heshiiska oo shalay la soo saaray ayaa ah mid fashilmey oo xisbiga Wadani hore u diideen.