X

C/raxmaan Saylici oo amrey in reerkiisu jawaab ka bixiyo eedayn loo jeediyay

C/raxmaan Saylici ayaa amrey in reerkiisu jawaab ka bixiyo eedayn iyo dhulboob uu isagu kula kacay beelaha reer Dudud (Samaroon) ee dega Libaaxley. Saylici ayaa intuu kursiga nasiibka ku helay ka bixi waayay iska horkeen bulshada gobolka.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Ykp6OdkFT20[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.