C/raxmaan Saylici ayaa amaanay maayerka Berbera halka kuwa kalana ku sheegay in magaalooyinku wada qaylinayaan. ”Magaalooyinkii kale oo dhan way wada oynayaan maayer xumey ka oynayaan. Maayero wanaagsan ayay u oynayaan ayuu yiri Saylici.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=fR_h6KsTZOg[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS