C/raxmaan Saylici ayaa markale iska xaadiriyay Tukaraq xilli dadkiisii kaalmo u baahan yihiin. Muuse Biixi oo dhiigan daadinaya bisha Ramadaan ayaan welli iman aaga Tukaraq.
Ciidamada Puntland ayaa dhirbaaxo kulu ku dhuftey kuwa Muuse Biixi waxase jira gurmad isla markiiba buuxinaya goobta ayadoo Dhulbahante dagaalkan qaybweyn kaga jiro.
Dawlada Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ay ku baaqeen in lala yimaado xal nabadeed.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS