Caaqil Xandule oo ka soo jeeda beesha Siilaanyo ayaa u hanjabey Cali Xoor Xoor oo beeshiisa ay isku hatystaan lahaanshaha gobolka Saaxil iyadoo xiisada dekeda Celgarde ay wali jirto. Hadaanad ku keenin 28 saacadood anigu Kuma jiro waxa dhaca.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS