X

Caaqil Ceelaabe oo reer Awdala oo jawaab siiyay suldaanka beesha Subeer Awal ( ISAAQ)

Caaqil Ceelaabe oo ah suldaanka Saylici ayaa jawaab siiyay suldaanka Subeer Awal (ISAAQ) oo shalay hadalo hanjabaada isaga iyo kuwii hadlay u mariyeen saxaafada. Ceelaabe ayaa sheegay in suldaanku dib ugu noqdo xaqiiqda.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.