Caaqil Cige Dharaar oo ka mida caaqilada gobolka Awdal ahna caaqilka Saylici ayaa ka hadlay diiwaangelinta kana digey in la musuqmaasuqo. Wuxuu kaloo baryo u direy Siilaanyo oo lacag ka qaata dadka baadiyaha ee u gudba Saylac iyo Jabuuti.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS