X

Caaqil Ismaaciil Axmed Geelle oo Boorama ku geeriyooday iyo aaskiisa oo laga soo qaybgalay

Caaqil Ismaaciil Axmed Geele ayaa ku geeriyooday halkaas oo aaskiisa ay ka soo qaybgaleen dadweyne aad u farabadan iyo madaxda kala duwan. Caaqilka ayaa ka mid ahaa odayada magaalada sida weyn looga yaqaano.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.