Caaqil Xeedho oo ka soo jeeda beesha laga dilay taliyihii booliiska Berbera aya ku hanjabay in Berbera noqoto mid dadka u dhaxaysa iyo mid ay leeyihiin beesha Ciisa Muuse (ISAAQ) wuxuuna ku hanjabay in ay aargoosan doonaan haddii wax laga qaban dilka taliyaha.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS