Caaqil Rashiid Jaambir ayaa si adag uga hadley muranka aqalka madaxtooyada oo si boob cada dadkii dhulkaa deganaa looga raray. Waxa la yaable in nin dhowr maxkamadaha Hargeysa u xukumeen oo la iska indhatiray ayna jirina cid wax ka soo qaasay. Caaqilka ayaa sidoo kale ka hadley xarifa weriye Coldoon.<
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS