X

Caare bixi maayee adaanu Hargeysa kuugu iman: Cabdi Shootali

Siyaasiga Cabdi Shootali ayaa kabaha la dulmaray Muuse Biixi oo Caare u sheegay inuu gobolka Ka baxo. Cabdi Shootali ayaa Muuse Biixi u sheegay in isagu ka bixi oo loogu tago doono xaafad-tooyada.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.