X

Cabdi Good oo ka yaabay dhaqan Hargeysa looga keenay Ingiriiska oo wasiirada Siilaanyo dhiirigeliyeen+MUUQAAL

Cabdi Good oo dib u faaleeya heesaha dhalinta taas oo uu sumcad ku helay inkastoo looga fiicnaa in aanu sii xayaysiin ayaa hadda dhaqanxumo u daba martey Hargeysa oo deegaan ahaan ka soo jeedo.

Hargeysa ayaa dhawaan lagu dhigey dhaqan ka fog kan Somalida oo loo yaqaan Shakespiir oo ahaa nin Ingiriisa oo qoraa ahaa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.