X

Cabdi Good oo inta badan eryada heesaha Somalida oo ku qarxiyay reerkiisa (ISAAQ): cidina idin ictiraafi mayso

Cabdi Good oo ku soo caanbaxay toocsiga heesaha ragu ku soo dhintey ayaa ku qarxiyay beeshiisa (ISAAQ) xilli laga hadlay ictiraafka oo hadda ku soo koobmey bal idinku is ictiraafa wuxuuse u sheegay dhinaca kale in ay joojiyaan in Somalidu walaalo yihiin. Wuxuu dhinaca kale ka naxay qabyaalada jarjartey beeshiisa dhexdiisa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.