X

Cabdi qaybdiid oo ka hadlay dagaalka Guriceel sheegayna in siyaasiyiin ka dambeeyaan+MUUQAAL

Gaalkacayo-Araabinews–Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in dagaalka Guriceel oo ay ku dhinteen dad farabadan laga soo huriyay meelkale oo ay ka damveeyaan siyaasiyiin iyadoo gobolada dhexe uu hadda ka socdo maamul u dhisid.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.